
About this episode
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
Get every episode summarized
Each time Xidhiidhada Nolosha Podcast publishes, we email you a written briefing from the transcript — the topics, who appeared, and any specific claims, with the ad reads skipped.
Email me new episodesFree for 3 shows. No card needed.
Hosts & guests
No transcript yet
This episode has not been transcribed. Request it and it moves to the front of the queue.
More episodes
More from Xidhiidhada Nolosha Podcast

Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Su'aalo & Jawaabo
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
Xidhiidhada Nolosha Podcast