Loading...
Loading...

Lahaanshiyaha Maan-Dhibane waa dabeecad la kasbado/barto oo uu ruuxu u arko in uu dhibane u yahay waxkasta , in qawaaniinta dunidu liddi ku tahay, in uu mudanyahay in laga naxo oo marwalba loo nuglaado. Waxaynu xilqaddan isku waydiinaynaa calaamadaha lagu garto lahaanshiyaha maanka-dhibane iyo sida looga bixi karo.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageNo transcript yet
This episode has not been transcribed. Request it and it moves to the front of the queue.
More episodes
Kabasho